Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Shirkii Deyn-Cafinta Soomaaliya iyo IMF oo lagu soo gaba-gabeeyay Nairobi Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xil. Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta soo xiray shir muddo toddobaad ah uga socday Magaalada Nairobi qaar kamid ah hey’addaha Dowladda,hey’adda Lacagta Adduuunka …

6th October 2024  admin  

Warbixin: Agaasimaha Hay’ada PMPF Cabdirabi Cabdisamed iyo saraakiil ka tirsan hay’ada oo kulan la yeeshay madaxda mid ka mid ah maraakiibta ilaaliyaha xeebaha Soomaaliya. …

6th October 2024  admin  

Ciyaaryahan Maraykan ah oo Turkigu uu ku daray liiska argagixisada Dawladda Turkiga ayaa liiska argagixisada ee la baadi goobayo ku dartay ciyaaryahan ka tirsan kooxaha kubadda kolayga ee dalka Maraykanka oo lagu magcaabo Enes Freedom. Dawladda Turkiga ayaa dul dhigtay …

6th October 2024  admin  

Dambiile ku jira xabsiga Mareykanka oo farriin warbaahinta qabsatay u diray madaxweyne xil haya Joaquín “El Chapo” Guzmán, oo ka mid ahaa dadka sida aadka ah loo doon doonayay ee daroogada ka ganacsada, ayaa billaabay codsi gargaar ah oo uu …