Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Maxkamadda militeriga Soomaaliya oo xukun ku ridday ‘xaaska hoggaamiyaha Daacish’ Maxkamadda militeriga ee Soomaaliya ayaa 8 sano oo xarig ah ku ridday haweeney la sheegay inay aheyd xaaska hoggaamiyaha IS ee Soomaaliya, Cabduqaadir Muumin. Maxkamadda militeriga waxay sidoo kale sheegtay …

6th October 2024  admin  

” Somaliland waa dal ka mid ah dalalka deriska la ah Somaliya …” Raysal wasaare ku xigeenkii hore ee Somaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sidan maanta ka hor sheegay baarlamaanka Somaliya “We looked at the laws of neighboring countries including …

6th October 2024  admin  

Guddiga dib-u-eegista Dastuurka oo kulan kula qaatay Wasiirka Cadaaladda  Guddiga la socodka dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka, ayaa maanta xafiiskooda kulan kula qaatay Wasiirka Wasaraadda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Mudane Xasan Macalin Maxamuud. Kulanka oo ku saabsanaa kala warqaadasho …

6th October 2024  admin  

Sida Turkiga iyo Pakistan ay uga falceliyeen siyaasiga kitaabka Qur’aanka ku gubay misaajid hortii Turkiga iyo Pakistan ayaa si adag uga falceliyay ficilkii uu jimcihii ku dhaqaaqay siyaasi la yirahdo Rasmus Paludan kaas oo kitaabka qur’aanka ku gubay bannaanka misaajid …