Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Madaxweynaha Awdalstate oo u sheegay reer Awdal inay raacaan dabaysha socota kana hadlay maalin madow iyo Sool …

6th October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Culusow iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhaba halkaasi oo uu ka socdo wejiga labaad ee Shirka dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed. Safarka Madaxweynaha oo ah kii labaad ee uu ku tago magaalada Baydhabo muddo …

6th October 2024  admin  

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO KORMEER SHAQO KU TEGEY DEEGAANKA QAW EE DEGMADA BOOSAASO. …

6th October 2024  admin  

Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariiste Ahmed Haji Cali Cadami oo ku geeriyooday magaalada Hargaysa .  Waxaan Allah uga baryeynaa inuu u naxariistii Janadana ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi …