Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Qarax ay dad ku dhinteen ayaa ka dhacay gobolka Hayland Inta la ogyahay labo qof ayaa ku geeriyoday qarax ka dhacay magaalada Ceelaayo ee gobolka Hayland. Qaraxan ayaa waxa ku geeriyooday Allah ha u naxariistee Axmed Cali Maxamuud (Dhabacato) iyo …

6th October 2024  admin  

Ma tahay inay Soomaalidu ku biirto bahweynta Bariga Afrika? Siyaasiyiinta Hawiye, gaar ahaan kuwooda xag jirka ah ee marka la soo gaabiyo loogu yeedho HAG, ayaa iyaga oo Soomaalida marin habaabinaya xaaladda jirtana ka leexinaya, iyaga oo ay ka tahay …

6th October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa soo xiray wejigii labaad ee Shirka dib u heshiisiinta Dowlad-goboleedka Koonfur-Galbeed oo xal looga gaaray dhammaan tabashooyinkii laga qabay hannaanka doorashooyinka Dowlad-goboleedka KGS …

6th October 2024  admin  

Cisminaan Maxamuud iyo Cumar Maxamuud mid laba goor ayeey soo qabteen hogaanka Puntland, markii la soo gaartay MARKAYAGII aan qaban lahayn maxaa keenay doorashada. Dhalinyaro ka soo jeeda beesha Ciise Maxamuud ee Majeerteen, ayaa jabhad kaga dhawaaqay gobolka Nugaal oo …