Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Maleeshiyaadkii beelaha Isaaq ku midaysnaayeen ee SNM ayaa soo weeraray Laascaanod …

6th October 2024  admin  

Subaxnimadii hore ee saaka waxaa meel u dhow degmada Ceelaayo oo ka tirsan gobolka Haylaan ee Puntland oo qiyaastii 30 kiilo mitir dhinaca galbeed ka xigta magaalada Boosaaso ka dhacay qarax miino oo dhulka lagu aasay isla markaasna lala eegtay …

6th October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Baanka Adduunka oo ay hoggaamineysay Madaxweyne Ku Xigeenka u qaabilsan Bariga iyo Koonfurta Afrika Victoria Kwakwa. Kulanka waxaa si qoto dheer looga dooday …

6th October 2024  admin  

Hogaamiyihii Macawislayda Gobolka Sanaag oo la dilay Allah ha u naxariistee C/rashiid Cali xiirey, oo ahaa hogaamiyaha Macawisleeeyda gobolka Sanaag , madaxna u ahaa dhalinyaro iyagu iskood isu abaabushay ayaa qarax miino ah oo loo dhigay degaanada ugu kahayraadka badan …