Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Duqii magaalada Laascaanood ee maamulka Isaaqland ayaa sheegay in Laascaanood ay ku dagaalamayaan Isaaq oo wada socda iyo Beesha Dhulbahane …

5th October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Rome Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Rome ee dalka Talyaaniga oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka faca-weyn ee dalkeennu uu la leeyahy …

5th October 2024  admin  

Faahafaahin ku saabsan Soomaali lagu la’yahay dhulgariirkii Turkiga Tiro Soomaali ah ayaa kamid ah ilaa iyo hadda lagu la’yahay dhulgariirka ba’an ee ku dhuftay dalka Turkiga, sida uu BBC-da u sheegay safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga. Qaramada Midoobay ayaa …

5th October 2024  admin  

Madaxweynaha Soomaaliya oo xaaladda Laascaanood si liidata uga hadlay …