Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Maamulka Isaaqland oo weli duqayntii ku wada xaafadaha Laascaanood Waxaa maalintii shanaad oo xiriir ahla duqaynayaa magaalada Laascaanood, halkaas oo ay ku dhinteen ilaa iyo 60 qof tan iyo markii uu duqayntu billowday Isniintii. Wararka aannu maanta ka helayno magaaladaasna …

5th October 2024  admin  

Wasiirkii hore ee maaliyadda oo Huteel casri ah ka furta magaalada Hargaysa Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya ee dawladdii madaxweyne Farmaajo Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo Xaaskiisa Khadro, ayaa huteel casri ah ka furtay magaalo madaxda gobolka waqoyi galbeed ee Hargaysa.…

5th October 2024  admin  

Kulanka Golaha Wasiirada ee maanta oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabsi Barre ayaa lagu ansixiyay magacaabista Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka, Laba Hindise Sharciyeed iyo Siyaasad. Golaha Wasiirrada ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay soo …

5th October 2024  admin  

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ayaa markii ugu horaysay gurmad isugu jira Daawo iyo Dhakhaatiir u dirtay magaalada Laascaanood. …