Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

RW Xamze oo ka hadlay amniga Muqdisho ayaan ka hadlin duulaanka SNM ee gobolka Sool Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, oo shaqadiisu soo dhaafin magaalada Muqdisho, ayaa amray in si deg deg ah wax looga …

5th October 2024  admin  

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil , ayaa kormeer ugu tagay ciidanka difaaca dowladda Puntland ee ku sugan jiidaha Gobolka Sanaag ee kala ah Hadaaftimo, Kalgu-bataale, Carmaale, Dawaco, Damala-xagarre, Sibaaye iyo Ceelbuh …

5th October 2024  admin  

Beelo ka mid ah Puntland, ayaa gaaray gobolka Sool. si ay uga qayb qaataan difaaca Qaranka Soomaaliyeed ee uu duulaanka ku soo qaaday kaligii taliyaha Jabuuti iyo xulafa Soomaali ah oo la shaqaysanaysa …

5th October 2024  admin  

Shan dal oo dunida hoggaamin doona sanadka 2050-ka Ka bixitaankii Ingiriiska ee Midowga Yurub fayrasak karona, dagaalka Ukraine iyo canshuuraha ganacsiga ayaa laga yaabaa in ay abuuraan xaalado dhaqaale, laakin inkastoo caqabadahaas ay jiraan haddana waxaa la qiyaasayaa in dhaqaalaha …