Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa si adag u cambaareeyay duqaymaha ay somaliland ka waddo magaalada Laasacaanood ee xarunta Gobolka Sool.Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa si adag u cambaareeyay duqaymaha ay somaliland ka waddo magaalada …

5th October 2024  admin  

Aqoonyahan sare Maxamuud Cali Geeldoon ayaa DFS ku eedeeyay in aanay arrimaha Laascaanood u wajahin sidii la rabay, isaga oo Muuse Biixi u sheegay in aanu cab urine karin dadka ra’yigooda …

5th October 2024  admin  

General Maxamed Jaamac indhayare oo farriin adag u diray Muuse Biixi.\ General Sareeye guuto Maxamed Jaamac indhayare , oo ka mid ah saraakiishii Soomaaliyeed ee ay horay isu arkeen Biixi iyo Ina kaahin ayaa balan qaaday inuu Laascaanood tegayo, oo …

5th October 2024  admin  

Boqor Burhaan Boqor Muuse ” Madaafiicda aad ku garaacaysaan dadka Maxaasta ah masuuliyadeeda idinka qaadaya ” …