Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Beesha Jidwaaq Absame Daarood oo Ku sugan Jigjiga ayaa siadag Uga hadlay Xaalada Laascaanood …

5th October 2024  admin  

Qatar oo guryihii yaryaraa ee Koobka Adduunka ugu deeqday dadkii ka badbaaday dhulgariirka Dalka Qatar ayaa qorshaynaya inuu ugu deeqo dalka Turkiga, illaa 10,000 oo ah degsiimooyinkii yaryaraa ee loogu talo galay dadkii ka qayb gelayey koobkii dunida ee ka …

5th October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddi u badan beesha Hawiye ee Gurmadka Dhul Gariirka dalka ee Turkiye oo ka shaqeyn doona sidii ay u muujin lahaayeen taageerada shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay la garab taagan …

5th October 2024  admin  

Saaxiibada beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa sheegay inay si adag u cambaareeyeen rabshadaha sii socda ee magaalada Laascaanood, waxayna walaac xooggan ka muujiyeen “wararka la xiriira abaabulka kooxaha hubaysan.” Magaalada Laascaanood ayaa waxaa maalintii sagaalaad ka socda dagaal u dhaxeeya …