Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Waxa ka dhacay Laascaanood, waa wixii dhacay 1988 ” sidaa waxaa yirI Ra’iisul wasaaraha Somaliya Xamse Cabdi Barre …

5th October 2024  admin  

Shacabka iyo odayaasha SSC ayaa gaaray go’aan mideeysan oo ah in deeggaanadooda ay hoos tagayaan dawladda federalka, balse maamulka Hargeeysa ayaa laga dhaadhicin la’yahay in dadka deeggaanada SSC ay aayahooda ka tashadeen. Maamulka Hargeeysa iyo shacabkooda ayaa u muuqda kuwo …

5th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid https://www.facebook.com/plugins/video.php?height=314&href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fplstatehouseofficial%2Fvideos%2F2389869321172881%2F&show_text=false&width=560&t=0Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay Degmada Caluula ee Gobolka …

5th October 2024  admin  

Toddobo askari oo u dhalatay dalka Congo ayaa lagu xukumay dil toogasho ah, kadib markii lagu eedeeyay in ay fulaynimo u muujiyeen cadawga, islamarkaana ay argagax isku abuureen markii ay ka carareen fallaagada M23. Askarta ayaa dafiray eedeymaha loo haysto, …