Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan doceedyo la qaatay Madax ka qeybgalaysa Shirka Midowga Afrika Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS Mudane Abshir Cumar Jaamac ( Huruuse) oo magaalada Addis Ababa kaga qayb-galaya shirka Midowga Afrika, heerka wasiirrada Arrimaha …

5th October 2024  admin  

Dadka ku haray Laascaanood oo wajahaya xaalad adag Dadka ku haray magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, ayaa shegay in cuno yaraan iyo biyo la’aan xooggan ay soo waajahaday, islamarkaana aysan heli karin meelo ay wax ka iibsadaan. Inkastoo dagaalka Laascanood …

5th October 2024  admin  

Weriye ka tirsan BBC-da oo kaashanaya booliska ayaa la kulmay eedeysane loo xiray fal dambiyeed ku saabsan dilka xaaskiisa, kaasoo dhuumanayay muddo toban sano ah. Ninkan oo lagu magacaabo Bhimsingh Patil ayaa qirtay in uu dilay xaaskiisa uuna ku dadaalayay …

5th October 2024  admin  

Garowe, February 14, 2023: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa xafiiska ku qaabilay madaxa xafiiska siyaasadda qaramada midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), Mr Evert Kets. Kulankaan ayaa waxaa looga wada hadlay Xiisadda …