Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ซ๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ, ๐——๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐——๐—ฎ๐—ฎ๐—พ๐—ฎ Muqdisho, Feberaayo 2023; Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi Bare oo xarigga ka jaray Xarunta Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ayaa sheegay in …

5th October 2024  admin  

QM: 185,000 oo qof ayaa ka barakacay Laascaanood LAASCAANOOD โ€”ย Xafiiska QM ee Isku Xirka Arrimaha Baniโ€™aadannimada (OCHA), ayaa sheegay in 185,000 oo qof ay ka barakaceen magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo dhowaan ay dagaallo ka dhaceen. Bayaan Khamiistii …

5th October 2024  admin  

Duqaymo aan loo meeldayin ayaa maanta loo gaystay guryaha magaalada Laascaanood ee gobolka ay mamulka Somaliland la beegsanayeen shacabka Laascaanood. …

5th October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu kaga qayb galayo meertada 36-aad ee Shirweynaha Ururka Midowga Afrika. Shirweynahan oo ay ka qayb galayaan Hoggaamiyeyaasha Dalalka Afrika iyo …