Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Maraykanka oo u magcaabay Ajay Banga, guddoomiyaha Bangiga Adduunka Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa Khamiistii u magcaabay maamulihii hore ee shirkadda Mastercard Ajay Banga inuu hogaamiyo Bangiga Adduunka, isaga oo eegaya khibradda uu Ajay Banga u leeyahay ganacsiga iyo weliba …

5th October 2024  admin  

Wasiirka Duulista hawada oo doonaysa in Garoonka Aadan Cade uu noqdo Biibito ay gaar u leedahay Wasiirka gaadiidka iyo duulista Soomaaliya Marwo Fardowsa Cismaan Cigaal ay soo saartay amar ay shaqada uga joojisay shirkadii shidaalka geyn jirtay garoonka Aadan Cadde, …

5th October 2024  admin  

Ciidamo horay uga amar qaadan Jirey Mahad Canbaashe ayaa ku biiray midnimada Shacabka SSC …

5th October 2024  admin  

Ardayda wax ka barata Jaamacadaha Gobolka Minnesota oo dalbanaya wax barashada in lacag la’aan looga dhigo ayaa ku hor-banaan-baxay aqalka looga arrimiyo Gobolka Minnesota..iyadoo halkaas ay kula hadleen Qaar ka mid ah Xildhibaanada. Mooshinkaan ayaa waxaa Gollaha u gudbiyey kana …