Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Cabdirashiid Bashhiir Faranuug, oo ka soo jeeda Beesha Gaashaanbuureed ee Warsangeli oo xitaa hal askari oo beeshiisa ayna la socon ayaa hadal aan munaasab ah ku yidhi Xaq u dirirka reer Maakhir ee gurmaday walaalahooda reer Sool. Waa ka raali …

5th October 2024  admin  

Xildhibaan Sanyare oo ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo ‘guutada madaxtooyada’ …

5th October 2024  admin  

Dagaalka gumaadka ah ee uu maamulka Somaliland ka wado magaalada Laascaanood waxa uu u dhaxeeyaa: Dadka deegaanka oo ka gadooday Dilal qorshaysan, xarig iyo tacadiyo kale-gedisan iyo maamulka Somaliland oo doonaya in ay qori caaraddiis ugu khasbaan mashruucooda gooni-goosadka ah, …

5th October 2024  admin  

Allah ha u naxariistee waxa dagaalka Isir nacaybka ah ee ka socda gobolka Sool oo ay maleeshiyaadka SNM ee beelaha Isaaq ku midaysan yihiin lagu toogtay Adna Adan Cali oo ka mid ah kalkaaliyayaasha Caafimaadka degmada Laascaanood ee gobolka Sool.…