Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

“Laas-Caanood waxaa ka dhacay waa xasuuq Shacab”Caqil Siciid Shalayste. …

5th October 2024  admin  

Rw Xamze la qaatay Agaasimayaasha degaanada ay dawladdu ka shaqayso RW Xamze, ayaa kulan isla xisaabtan ah la qaatay Agaasimeyaasha Guud ee wasaarradaha iyo Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah degaanada ay dawladdu ka shaqayso oo u badan degaanada Konfurta Soomaaliya …

5th October 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee dalka Ciraaq  Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Ciraaq, waxaana ku soo dhaweeyay danjiraha Soomaaliya ee Ciraaq …

5th October 2024  admin  

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda magaalada Laascaanood Xaalada magaalada Laascaanood ayaa degan maanta halkaas oo shalay ay ka dhaceen dagaallo culus, sida uu VOA u sheegay Af-hayeenka Guddida Bulshada Gobolka Sool Caail Abdirsaaq Maxamed Xasan Falaalug. Sidoo kalana waxa uu …