Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay Wafdi ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka oo uu hoggaaminayey Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Arrimaha Siyaasadda, Danjire …

5th October 2024  admin  

Virginia: Kulan dhaqaale loogu ururiyey dhibbanayaasha dagaalka Laascaanood Soomaalida ku dhaqan gobollada Virginia, Maryland iyo magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka ayaa xalay isugu yimid xaflad dhaqaalo ururin ah, oo loogu tagalay in lagu kaalmeeyo dadka ku barakacy iyo dhaawacyada …

5th October 2024  admin  

Muran ka dhashay aayad quraan ah oo laga aqriyey shirka Baarlamaanka Carabta Todobaadkan dabayaaqadiisa ayay ahayd markii indhaha qaar badan oo ka mid ah dadka isticmaala baraha bulshada ee dalalka Carabta ay u soo jeesteen kalfadhigii 34-aad ee Midowga Baarlamaannada …

5th October 2024  admin  

Magaalada Laascaanood bannankeeda waxaa ka socda dagaal aad u darán kaas oo billoowday saakay subaxnimadii hore, welina waa uu socdaa, meelaha ugu badan ee dagaalka uu ka socdo ayaa ah agagaarka goojacadde, buurta anteenada, iyo diyaaradda halka loo yaqaan. Waxaa …