Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Ciidamada Hiil Harti ee Sanaag iyo Mudug ayaa guulo badan kadib Laascaanood Gudaha u galay …

4th October 2024  admin  

Dawladda Maraykanka ayaa abaal marin lacageed oo gaadhaysa shan milyan oo dollar dul dhigtay madaxa Cali Mohamed Raage, oo ah afhayeenka ururka al-Shabaab. Qoraal ka soo baxay barnaamijka abaalmarinta cadaaladda ee wasaaradda arrimaha debedda ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in …

4th October 2024  admin  

Dowladda Soomaaliya oo saanad ciidan kala wareegtay Maraykanka. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta saabad ciidan oo muhiim u ah dagaalka ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta ee Al-shabaab. Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa saanadda ciidan kala wareegay …

4th October 2024  admin  

Dagaal xooggan oo u dhaxeeya maleeshiyadka SNM ee beelaha Isaaq ku midaysan yihiin iyo dad deegaanka ayaa saaka mar kale ka qarxay jiidaha hore ee ay isku horfadhiyaan labada dhinac. Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyey weerarka saaka in ay soo qaadeen …