Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Doxa kaga qeyb-galaya Shirka Qaramada Midoobay ee dalalka soo koraya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Shirka ay hoggaaminayso Qaramada Midoobey ee …

4th October 2024  admin  

Booliiska UK oo shaaciyay xog ku saabsan wiil Soomaali ah oo toorrey lagu dilay Wiil dhalinyaro ah oo dilay arday Soomali ah oo uusan waligiis horay ula kulmin ayaa lagu helay loona xukumay dembi xakow goyn ah. Axmednuur Nuur oo …

4th October 2024  admin  

Aqalka Hoose ee baarlamanka ayaa maanta ansixiyey sharciga diiwaan-gelinta aqoonsiga dadweynaha Soomaaliyeed kadib doodo iyo marxalado kala duwan, oo uu soo maray. …

4th October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Kismaayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Jubbaland, waxaana si diirran ugu soo dhaweeyeen  Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo …