Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Uurka iyada oo ku jirta ayaa aabaheed Laascaanood ay SNM ku dileen. Caawa ayeey dhalatay, waxaana loo bixiyey Xoriyo Gabadhaan yar Xalay ayey ku dhalatay cisbitaal Kuyaala Laascaanood , Aabaheed oo ahaa Aqoonyahan wuxuu kamid Noqday Dadkii ku Geeriyooday xasuuqii …

4th October 2024  admin  

Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Dr. Mohammed Ahmed Nugaal, oo ku geeriyooday magaalada Badhan ee gobolka Sanaag .  Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo …

4th October 2024  admin  

Shirkadda Shidaalka Sacuudiga oo faa’iidadii ugu badneyd soo xareysay 2022-kii Shirkadda shidaalka Sacuudiga ee Aramco ayaa sheegtay Axadda maanta ah inay diiwaan-gelisay faa’iido dhan $161.1 bilyan sannadkii hore, taas oo muujinaysa sida qiimaha saliidda ee kor u kacay kadib duullaankii …

4th October 2024  admin  

“Hadaan isaaq Ahaan Lahaa Sidaa Layguma Galeen Jaamacada Edna Aaden” …