Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Sida uu BBC da u sheegay Garaad Mukhtaar Garaad Cali oo ka tirsan odayaasha dhaqanka ee magaalada Laascaanood, wafdi ka socday Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay oo loo xilsaaray xaqiiqo raadinta dagaalka Laascaanood ayaa la kulmay odayaasha dhaqanka. Kulanka ayaa …

4th October 2024  admin  

Muqdisho, 13 March 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ay uga bilaabatey magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Asmara si diiran ugu soo dhoweeyay …

4th October 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddiga gaar-ka ah ee ka soo talabixinta soo jeedinta wax ka bedelka iyo kaabista Dastuurka KMG JFS ee horay ay u magacaawday Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee …

4th October 2024  admin  

Allah ha naxariisto Shiikh Cabdilaahi Xasan Qudubi ayaa hadda ku geeryooday cusbitaalka Sixa ee magaalada Garoowe, halkaas oo uu maalmahan ku xanuunsana Shiikhu caawa ayayna tiisi noqotay, waxaa Maydka loo soo qaadaya hada magaalada Badhan. Intuu noola shiikh Qudubi wuxuu …