Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Isimada beesha Dhulbahane oo shuruudo ku xiray wada hadalka Duqeyn ayaa maanta laga maqlayay qeybo kamid ah magaalada Laasacaanood oo maalmihii la soo dhaafay aanu ka dhicin dagaal toos ah. Dhanka kale waxaa soo baxay warar sheegaya in Dowladda Itoobiya …

4th October 2024  admin  

Puntland iyo Itoobiya oo yeelanaya xidhiidh ganacsi, wadada Garacad-Tuurdibi iyo qodobo kale oo ka soo baxay Shirweynah …

4th October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo uu ka furmayo shirka Golaha Wadatashiga Qaran. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Shaati-guduud ee magaalada Baydhabo si diirran ugu soo dhaweeyey …

4th October 2024  admin  

Waa diidanahay in dayn cusub nala ku qaato” Wasiirka Qorshaynta Dawladda Puntland Maxamed Siciid Faroole. …