Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Maxay Puntland uga maqantahay Shirka Baydhabo? Maalinkii labaad ayaa shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya shri uga socdaa magaalada Baydhabo. Madaxweynayaasha afar dawlad goboleed oo uu san ku jirin kan Puntland iyo madaxweynaha Dawladda Federaalka ayaa ku sugan shirka. Waxaa …

4th October 2024  admin  

Maamul goboleedyada aan Puntland ka ahayn oo dhex dhexaad ka noqday Shacakii Sool lagu xasuuqay iyo Falaagaddii doonaysay inay dalka kala gooyaan oo jid kasta oo ay ku heli karaan aqoonsiga ay samaynayaan xitaa xasuuqii dhowaan ka dhacay gobolka Sool…

4th October 2024  admin  

Soomaaliya iyo Mareykanka oo kala saxiixday heshiis Muhiim ah Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Safiirka Maraykanka ee u fadhiya Soomaaliya Mudane Larry AndrĂ© ayaa magaalada Muqdisho ku kala saxiixay is-afgarad ku aadan horumarinta iyo garab …

4th October 2024  admin  

Hay’adda ICRC oo sheegtay in 150 qof ay ku dhinteen Laascaanood Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas ayaa sheegay in tan iyo markii ay shaqaaqadu ka qarxday magaalada Laascaanood ee gobolka Sool horaantii bishii February, ay halkaasi ku dhinteen ugu …