Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyey wadarta guud ee liiska horu-dhaca ah ee Diiwaangelinta codbixiyayaasha gobolada iyo degmooyinka Puntland ee Diiwaangelintu ka qabsoontay.Fadlan linkiyadan Hoose guji si aad uhesho faahfaahinta xogta oo dhamaystiran.01. Xogta-guud-ee-Cobixiyayaashahttps://tpec.pl.so/…/01.-Xogta-guud-ee-Cobixiyayaasha.pdf02. Xogta-Gobolladahttps://tpec.pl.so/…/2023/03/02.-Xogta-Gobollada.pdf03. Xogta …

4th October 2024  admin  

Dagaalkii ka dhacay gobolka Sool waxa uu sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Welli weey adagtahay in la ogaado tirada dhabta ah ee ku waxyeeloobay dagaalkaas, balse waxaa cad in dagaalka looga itaal roonnaaday jabhadda SNMta. …

4th October 2024  admin  

Dagaal culus ayaa maanta mar kale ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Qaar ka mid ah dadka yar ee ku harsan magaalada ayaa VOA u sheegay in saaka 4-tii aroonimo ay ku soo baraarugeen hugunka madaafiicda iyo rasaas …

4th October 2024  admin  

Fadumo Jibriil, gurigeedii Baydhabo waxa iminka xoog ku dagan oo bililiqaystay gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Aden Madobe oo xoog ku dagan sida ay Fadumo Jibril sheegtay . Fadumo Jibriil waa xaaskii Allah ha u naxariistee Gen. cabdirahman Maxamud Cali-Beyr wasiirki hore …