Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Maxaad ka taqaan lixda nin ee u istaagay in ay joojiyaan dagaalka Laascaanood? Waxaa weli socda dadaallada xalka loogu raadinayo dagaalka Laascaanood xilli uusan weli joogsan dagaalka iyadoo labada dhinac uu midba midka kale ku eedeynayo inuu weerar kusoo qaaday.…

4th October 2024  admin  

Waxaa magaaladda Laascaanood lagu soo dhaweyay odayaal ka mid ah hoggaanka dhaqanka ee ka yimid Koonfurta Soomaaliya. Hadaba, wadahadalka ay ku leeyihiin Laascaanood kadib, odayaasha ayaa la filayaa ineey u kicitimaan dhinaca magaaladda Hargeeysa si ay ulla soo kulmaan SNMta …

4th October 2024  admin  

Dagaalkaan oo la isku adeegsanayo hubka noocayadiisa kaka duwan ayaa barqankmadii maanta ka bilawday dhawr jiho oo magaalada Laascanood ah. …

4th October 2024  admin  

Puntland oo xukun dil ah ku riday 10 katirsan Khawaarijta Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa xukun dil toogasho ah ku riday 10 nin oo ku eedeysan inay katirsan  yihiin kooxda khawaarijta, isla markaana dilal ka geysteen …