Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Xeerbeegti go’aamisay in Trump dacwad lagu soo oogo WASHINGTON — Xeer-beegti Maraykan ah oo ku sugan gobolka New York ayaa u codeeyey in dacwad lagu soo oogo madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump, iyada oo loo haysto eedo la …

3rd October 2024  admin  

Ciidamada maamulka Puntland oo burburiyay goobo ay ku sugnaayeen Argagixisada Daacish Qoraalkooban oo ka soo baxay taliska Ciidan ka Difaca Puntland gaar ahaan Qaybta 7aad ee Bari ee Urur ka Onkod ayaa lagu yiri. “Ururka Onkod ee Ciidamada Difaaca Puntland …

3rd October 2024  admin  

Dowladda Federaalka iyo Maraykanka oo ammaanay natiijada dagaalka al-Shabaab WASHINGTON — Dawladda Soomaaliya ayaa mar kale ku celisay in wejiga labaad ee hawlgallada milatari looga dan leeyahay in al-Shabaab waddanka laga saaro, waxay dawladdu sheegtay inaysan hawlgalladu istaagayn ilaa buqcad …

3rd October 2024  admin  

Tobanka dal ee ay shacabkooda heystaan hubka ugu badan caalamka Sannadihii lasoo dhaafay waxaa Mareykanka kusoo batay weerarrada toogashada ah oo dad badan lagu dilay kuwo kalena lagu dhaawacay. Soo noqnoqoshada weerarrada noocan ah ayaa loo sababeeyay tirade hubka ee …