Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Xildhibaan hore cabdi sugule ayaa si kulul oga hadlay odayaal lamagac baxay irir samaale oo dhawaan tagay Somaliland.. …

3rd October 2024  admin  

“Aniga waxaan qabaa Dagaalka khatarta ku ah qaranimada in uu yahay kan laascaanood,oo uu ka muhiimsanyahay midka Alshabab lagula jiro”Shir jaraa’id mid kamida Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya oo dhaliilay Madaxweynaha iyo ra’iisul Wasaaraha. …

3rd October 2024  admin  

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dawladda Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir jaaraaid ku qabtey magaalada Garowe ayaa ka hadley laynta iyo barakicinta lagu hayo shacabka Sool iyo arimo kale. …

3rd October 2024  admin  

Muxuu gudoomiyaha Bangiga Adduunka uga walaacsanyahay daymaha Shiinaha uu siiyo Afrika? Gudoomiyaha Bangiga Adduunka ayaa BBC-da u sheegay inuu ka walaacsan yahay qaar kamid ah deymaha waddanka Shiinaha uu ku bixinayay horumarinta dhaqaalaha Afrika. David Malpass ayaa sheegay in shuruudaha …