Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Soomaaliya oo wax u dhoofineysa Mareykanka Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka fursadda u heysta in ay ka faa’iideystaan xeer uu Mareykanka u sameeyay waddamada ka hooseeya saxaraha, kaas oo dhammaan dalalkaas u fsaxaya in ay wax u dhofiyaan dalkiisa.…

3rd October 2024  admin  

“Ergayga Madaxwaynaha Somalia uu u soo magacaabay Somaliland maaha mid na khusaysa Garaad Saleebaan …

3rd October 2024  admin  

Sacuudiga oo Bashaar Al-Asad ku casuumaya shir-madaxeedka Carabta RIYAD — Sacuudi Carabiya ayaa qorsheyneysa inay ku casuunto madaxweynaha Suuriya Bashar al-Assad shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ee Riyadh martigelineyso bisha May, sida ay sheegeen ilo la socda qorshaha boqortooyada, iyada oo …

3rd October 2024  admin  

Ninkii lahaa Farmaajo Waa Mareexaan oo Muqdisho ka sheeganayey ayaa loo magcaabay Agaasimaha guud ee wasaaradda Gaadiidka iyo duulista. Farmaajo waa mareexaan madaxwayne maaha Oo talow shalay xasan sheekh muxuu hawiye noqon waayey aanu madaxwaynaha u ahan Shalay muxuu sheekh …