Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Iran iyo Sacuudiga oo wacad ku maray inay nabad ka dhigaan Bariga Dhexe Diblomaasiyiinta ugu sarreeya Iran iyo Sacuudi Carabiya ayaa Khamiistii ku kulmay Beijing, ayaga oo ballan-qaaday inay ka wada shaqeeyaan in “amni iyo xasillooni lagu soo dabbaalo gobolka …

3rd October 2024  admin  

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta, heshiisyo iyo siyaasado qaran oo muhiim u ah …

3rd October 2024  admin  

Boosaaso Koox hubaysan ayaa weerar ku qaaday Xarunta Ganacsiga ee Al Macruuf waxaa jira Dhaawac iyo Dhimasho .duqa degmada Boosaaso XAsan Cabdalla Xasan ayaa ka warbixiyey …

3rd October 2024  admin  

Siyaasi SNM AH oo ku ede darooday Isimada BEESHA Dhulbahante iyo guud ahaan beelaha Harti ee ay deriska yihiin, isaga oo difaacay FALAAGADA BEESHIISA AH EE doonaysa inay dalka kala gooyaan. Sii hayaha Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, ayaa …