Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Faadumo Jabriil – BoqortDEooyaddii ka jirtay degaanada Maakhir, Soomaaliya …

3rd October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Culusoow oo booqday xerada Maleeshiyaadka Beelaha Hawiye Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta kormeer ku tagay xerada Hiil-weyne oo ku taala inta u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Balcad, halkaasi oo …

3rd October 2024  admin  

Itoobiya oo burburineysa ciidamada gaarka ah ee maamul goboleedyada ADIS ABABA — Dowladda Itoobiya ayaa Khamiistii sheegtay in ay doonayso in dhammaan ciidamada gaarka ah ee is-maamullada ay ku kala dareyso midkood ciidamada qaranka ee militriga, kuwa federaalka ama kuwa …

3rd October 2024  admin  

Muxuu yahay ololaha cusub ee ay Ilhaan Cumar ka billowday Golaha Wakiillada Mareykanka? Khamiisti ayay xildhibaanadda laga soo doorto gobolka Minnesota ee ka tirsan Golaha Wakiillada Mareykanka, Ilhaan Cumar oo ay wehliyaan xubnaha isla aqalkaas ee kala ah Rashida Tlaib …