Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Ciidan kale oo nabad ilaaliyaal ah oo ka soo jeeda Qowmiyadda beesha Harti ayaa gaaray gobolka Sool …

3rd October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Danjiraha Dowladda Shiinaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, FEI Shengchao. Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka faca-weyn …

3rd October 2024  admin  

Faysal Waraabe, oo weli rajo ka leh qorshihii Dabar goynta beesha Daarood ee Cabdiraxmaan Tuur ku yidhi sodon sano ka hor ee ahaa ” ” Waxaan ku jirnaa qorshe Daarood lagu kala qaybiyo cuddudiis, sida Kurdiga oo kale ayaan go’aansanay …

3rd October 2024  admin  

Dokumentiyo sir ah oo ay leedahay dowladda Mareykanka oo la dusiyey Dowladda Mareykanka ayaa qiimeyneysa sida dokumentiyo sir xasaasi ah oo la dusiyey ay u saameyn karaan amniga qaranka, waxaa sidaas Axaddii sheegay Pentagon-ka. Dokumentiyada la dusiyey — oo ay …