Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Taliyaha Ciidanka Booliska oo qaabilay Madaxa Hay’adda EUCAP ee Soomaaliya Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa Xafiiska ku qaabilay Madaxda Hay’adda Midowga Yurub ee Tayeynta Soomaaliya, European Union Capacity Building in Somalia (EUCAPSOM) Mr Kauko Aaltomaa …

3rd October 2024  admin  

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay safiir ku-xigeenka Maraykanka ee Soomaaliya Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo kulan kula qaatay safiir ku xigeenka Maraykanka ee Soomaaliya Amb. Tim Trenkle oo safar shaqo ku yimid Jubbaland. Kulanka oo …

3rd October 2024  admin  

Xildhibaan Madow oo Mareykan ah aaay xasaannaddiisii dib u helay Mudanayaasha dowladda hoose ee magaalada Memphis ee gobolka Tennessee, ayaa Arbacada maanta ah cod ku ogolaaday, in heybaddiisii iyo xasaannadiisii dib loogu soo celiyo mudane dimoqraadi ah oo ay shaqada …

3rd October 2024  admin  

Nin 20 sano si been abuur ah uga shaqeynayay xafiis raysal wasaare Kiran Patel oo muddo dheer iska dhigayey inuu yahay sarkaal sare oo ka tirsan xafiiska Raysul Wasaaraha Hindiya ayaa xabsiga loo taxaabay kaddib markii la ogaaday iney wixiisu …