Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Madaxda Soomaaliya, Itoobiya iyo Talyaaniga oo ku shiraya Addis Ababa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo ay kaga qayb gelayaan shir saddex geesood ah oo ay yeelanayaan …

3rd October 2024  admin  

Mustafe oo ka hadlay ‘faa’idada’ ku jirta in dib u habeyn lagu sameeyo ciidamada Liyuu Booliska Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida, Mustafe Muxumed Cumar ayaa sheegay in ciidamada Liyuu Booliska laga wareejin doono mas’uuliyadda ilaalinta xuduudaha, isla markaana ay mas’uuliyadooda ku …

3rd October 2024  admin  

Beerta Xayawaanka Berlin ee dalka Jarmalka ayaa maanta u dabaaldagay sannad-guurada 66-aad ee kasoo wareegatay, dhalashada Fatou oo ah daayeer goriillaha ugu da’da weyn daayeerta caalamka. Shaqaalaha Beerta Xayawaanka ee magaalada Berlin ayaa Fatou ku casuumay casho gaar ah oo …

3rd October 2024  admin  

Maxaa looga hadlayaa shirka madaxda Masara iyo Imaaraadka?  CAIRO — Wakaalada wararka ee dalka Imaaraatka Carabta ee WAM ayaa sheegtay in Madaxweynaha Imaaraatka Carabta Sheikh Mohammed bin Zayed uu Arbacadii gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar. Ilaa hadda ma …