Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

KHARTOUM — Saraakiisha hoggaaminaysa ciidamada ku dagaalamaya dalka Sudan ayaa ku heshiiyey xabbad-joojin soconaysa muddo 24 saacadood ah, oo ka billaabmaysa fiidnimada Talaadada. Xabbad-joojinta ayaa timid kadib cadaadis uga yimid xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Antony Blinken oo ku saabsan joojinta …

3rd October 2024  admin  

Mas’uuliyiinta SNMta ayaa si bareer ah u qabyaaladeeyey raashin la doonayaye in laga qeeybiyo nawaaxiga Tog Wajaale. Hadaba, dadkii raashinka dhinaca lagala dhaafay ayaa sheegay in raashinkoodii loo duway qabiilo gaar ah. Waxa la qiyaasaa in qabyaaladda Soomaaliya ka jirta …

3rd October 2024  admin  

Bulshada ku dhaqan deegaanka Awrboogeeys ayaa sheegay in aysan ogolleeyn in deegaanadooda ay soo maraan gaadiidka ku socda ama ka imanaya degaanada SNMta. Arrintan ayaa qeeyb ka ah cunnaqabateeynta lagu soo roggay SNMta. …

3rd October 2024  admin  

Markab sida qalab lagu ballaarinayo dekkedda Boosaaso ayaa ku soo xirtay dekkeddaas. Dekkedda Boosaas ayaa noqotay mid mashruuceeda ballaarinta uu muddo dheer soo jiitamayey, waxeeyna dadka ka muujinayaan shaki aad u ballaaran in lagu guulleeysan doono dhammeeystirkeeda. …