Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Madaxda dalalka ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa shir uga socday magaalada Kampala ee dalka Uganda, 26-27 Abriil 2023, waxaa la isku raacay qodobbo ay ka mid yahiin: 1-In la hirgaliyo habraaca dhimista ciidamada ATMIS oo Soomaaliya ka baxaya dhamaadka …

3rd October 2024  admin  

Madaxda waddamada ciidamada usoo diray Soomaaliya ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inuu tixgeliyo in Soomaaliya laga qaado cunaqabataynta hubka si waddanku uu awood ugu helo qaadista mas’uuliyaddiisa amni. Kadib kulan ay ku yeesheen caasimadda Uganda ee Kampala …

3rd October 2024  admin  

Halka uu ku sugan yahay madaxwaynihii hore ee Sudan Cumar Al-Bashir ayaan ilaa iyo imika cadeyn, xilli la sheegay in ay jiraan maxaabiis xabsiyada dalkaasi ka baxsaday. Saraakiil hore uga tirsaneyd dowoladdii Cumar Al-Bashiir ayaa la sheegay in ay ka …

3rd October 2024  admin  

SNMta siyaasiyiintooda ayaa hadalo aan macno weeyn laheeyn ku celceliya maalin kasta. Soomaalidu waxeey tiraahdaa, “Hofka aan Quusan, Isaga ayaa quus ah”. Garaadada gobolka Sool weey caddeeyeen mawqifkooda, waxeeyna cod dheer ku sheegeeyn in aan dalka Soomaaliya la kala jareyn. …