Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay xubno Wasiirro ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno wasiirro ah, oo kamid noqonaya golaha Wasiirada. Ra’iisul Wasaaruhu markuu arkay:Qodobka 97-aad faqradiisa 3-aad e Dastuurka KMG Qodobka 98-aad …

3rd October 2024  admin  

Ugu yaraan siddeed ka mid ah saxafiyiinta BBC ayaa maanta macsalaameeyey hawshii ay ka hayeen BBC. Saxafiyiintaas ayaa muddooyin kala duwan ka soo shaqeeyey BBC, waxaana ka mid ah Cabdifataax Ibraahim Cagayare, Axmed Maxamed Ibraahim (Nagaashe), Ciise Xaaji Cabdulle, Faaduma …

3rd October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa Soomaaliya ku qaabilay Agaasimaha Fulinta Barnaamijyada Cunnada Adduunka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyadda Qaranka ku qaabilay wafti ay hoggaamineyso agaasimaha Fulinta ee hay’adda Cunnada Adduunka Marwo Cindy McCain. Madaxweynaha dalka …

3rd October 2024  admin  

Caaqilka guud ee beesha Gaashaanbuured ee Warsangeli ayaa maanta Garowe martiqaad ugu sameeyey Isimada dhaqanka ee beesha Dhulbahante. …