Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Ergeyga gaarka ah ee beesha Isaaq oo kulan la qaatay Madax sare oo ka tirsan Finland Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha beesha Isaaq Cabdikariim Xuseen Guuleed ayqa maanta kulan muhiim ah la qaatay Agaasimaha Bariga iyo …

3rd October 2024  admin  

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa qasriga madaxtooyada kula kulmay Sarakisha ciidanka. …

3rd October 2024  admin  

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, António Guterres, ayaa ergey cusub u soo magacaabay Soomaaliya. Catriona Laing oo u dhalatay dalka UK ayaa noqon doonta madaxa xafiiska hawlgalka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya, waxa ayna xilka kala wareegeysaa ergeyga gaarka ah ee …

3rd October 2024  admin  

Russia ayaa ku eedeysay Ukraine inay weerar diyaarado drone ah ku beegsatay madaxtooyada Kremlin-ka — eedeyntaas oo Kyiv ay beenisay. Muuqaallo aan la xaqiijin oo la wareejinayo baraha bulshada ayaa muujiey qarax ka dhacay dusha sare ee Aqalka Kremlin-ka, oo …