Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd October 2024  admin  

Madaxweyne Deni iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyey degaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Mudane @HESaidADeni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay deegaannada Xaarxaar iyo Bandersalaama ee …

3rd October 2024  admin  

Siyaasiintii Isaaq ee huuhaada ku noolaa ayaa maanta dadkoodii u diyaar garaynaya inay Somaliweyn ka mid moqdaan, ka dib markii looga adkaaday dagaalkii Sool Breaking News:Somaliland official Kaahin says that they have failed and should join Somalia as regional …

3rd October 2024  admin  

Xaafuun: Kalluumaysato u dhimatay xaalado caafimaad oo ay badda kala kulmeen Laba kalluumaysato ah ayaa ku dhintay, qaar kalena waay ay ku curyaameen dabayaaqadii bishii hore kadib markii ay quuseen biyaha badda si ay u kalluumaystaan xeebta degmada Xaafuun ee …

3rd October 2024  admin  

Waraabe oo hogaamiya beesha Garxejisay ayaa ku calaacalay inuu Muqdisho iska dhiibayo Ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in wada hadalladii Soomaaliya iyo Isaaqland ay dib u bilaabanayaan ayuu guddoomoomiyaha xisbiga Garxejis Faysal Cali Waraabe sheegay in xukuumadda …