Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Saaxiibbadii Erdogan ee hadda ka raacay mucaaradkiisa Shacabka Turkiga ayaa Axada codkooda ka dhiiban doona doorasho lagu tilmaamay tan dunida ugu muhiimsan sanadkan 2023. Rajab Tayib Erdoğan oo Turkiga xukumayay labaatankii sano ee la soo dhaafay ayaa doonaya in xilka …

2nd October 2024  admin  

Xildhibaan ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka oo la xiray George Santos oo ah xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada Mareykanka, kana tirsan xisbiga Jamhuuriga ayaa la xiray Arbacada maanta ah, waxaana lagu eedeeyay musuqmaasuq, gacan-togaaleysi iyo xatooyo hanti dadweyne. Wuxuu hore …

2nd October 2024  admin  

Maamulka Puntland ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay hogaamiyaha SNM Muuse Biixi Cabdi, oo ahaa in Puntland ay qayb ka tahay colaadda muddaba ka taagan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Gacan ku dhiigle Biixi ayaa hadalkan ka sheegay …

2nd October 2024  admin  

Wasiirka Ganacsiga XFS oo qaabilay Safiirka Indonesia ee Soomaaliya Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia u qaabilsan Soomaaliya, Dr. Maxamad Hery Saripudin. Labada mas’uul ayaa waxa ay …