Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Golaha Xuquuqda ee QM oo fadhi degdeg ah ka yeeshay xaalada Sudan GENEVA – Golaha xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa fadhi degdeg ah ka yeeshay xaaladda bini’aadanimo ee dalka Sudan, iyaga oo meel mariyey qaraar lagu cambaaraynayo xaaladda xadgudubyada …

2nd October 2024  admin  

Aabihii dhalay wiilka 3 sano jirka ahaa ee xubinta taranka laga jaray oo la hadlay BBC Booliska dowlad deegaanka Soomaalida ayaa xiray nin la sheegay in uu ku eedeysan yahay dhaawac loo geystay wiil yar oo carruur ah. Ninkan oo …

2nd October 2024  admin  

Haddanu Majeerteen nahay Xasan Sheekh ayaan kula soconaa sida uu wax u wado Abdiqafaar Xaange, Wasiir ku xigeenka Maaliyada DFS ahna Xildhibaan laga so doorto Puntland, abtina u ah Ilma Diyaano ayaa waraysi uu siiyey mid ka mid ah Idaacadaha …

2nd October 2024  admin  

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta soo dejiyay qaybtii 2-aad ee agabka Doorashada qof iyo codka ah ee Golayaasha deegaanka Puntland, …