Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Horjoogaha SNM ugu magcaaban gudoomiyaha degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa isaga oo ka jawaabaya rabshado xalay ka dhacay Ceerigaabp waxa hadaladdiisii ka mid ahaa Booto, garnaqsi, taariikhdii beenta ahayd ee Burco iyo iBeel doonaysa inay beel kale u dawladayso…

2nd October 2024  admin  

Musharax Xildhibaan Sayid Cali Ibraahim Xasan “hadaanu nahay bulshada reer koonfur galbeed urur siyaasadeedka Kaah waxa uu fursad noo siiyay inaan wax doorano, nala dooran karo, kuligeena Kaah baanu nahay” …

2nd October 2024  admin  

Doorashadii ugu adkeyd oo berri ka dhaceysa Turkiga Maalinta Axadda ah ee beri waxa ay dadweynaha Turkigu u dareerayaan doorashada guud ee dalkaasi ka qabsoomeysa. Doorashadani ma go’aamin doonto oo kaliya siyaasadda dalka gudihiisa, laakiin waxa kale oo ay saameyn …

2nd October 2024  admin  

Waa tuma gabadha Soomaalida ah ee noqonaysa Muslimaddii ugu horreysay ee garsoore kubadda cagata ah ka noqota UK? Gabadhii ugu horeysay ee Muslim ah oo garsoore ka noqota UK ayaa sheegtay in ay hiigsaneyso in ay dhex dhexaadiso heerka ugu …