Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Wasiirka Ganacsiga oo daahfuray barnaamijka hannaanka hubinta tayada badeecadaha Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay munaasibad loo sameeyey ku dhawaaqista iyo saxiixa Qandaraaska hubinta tayada shixnadda ka hor  inta …

2nd October 2024  admin  

Waa indhoole haddana wuxuu heer ka gaaray tartanka gaari kaxeynta Gaadhigan guduudan ee Corolla ee ay shirkadda Toyota samayso ayaa ku orday waddada wareegga ah ee tartamada orodka gawaadhida lagu qabto- Chutana, xawaare ah 180 kilomitir saacaddiiba. Guuxa salbatooyada ku …

2nd October 2024  admin  

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo kasoo bad-baaday dagaalada Suudan oo soo gaaray dalka  Dowladda Soomaaliya, ayaa 9 muwaadiniin ah oo laga soo badbaadiyay dagaalada ka socda dalka Suudan ka soo dejisay Muqdisho. Muwaadiintaan, ayaa ka soo duulay magaalada Addis Ababa ee dalka …

2nd October 2024  admin  

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo gaaray Badhan …