Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Maxaa ka dhacay gudaha safaaradda Soomaaliya ee Suudaan? Wararka ka imaanaya magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay galeen safaaradda Soomaaliya ee dalkaas, isla markaana ay dhac ka geysteen. Warbaahinta qaar ee Suudaan ayaa …

2nd October 2024  admin  

Turkiga ayaa u jiheystey doorasho ku celis ah kadib markii madaxweyne Recep Tayyip Erdogan iyo ninka ay doorashada isku hayaan Kemal Kilicdaroglu midkoodna uusan helin aqlabiyadda codadka doorashadii Axadda. Si kastaba ha ahaatee, Erdogan, oo 69 jir ah, soona xukumayey …

2nd October 2024  admin  

Xaflad uu ku maamusayey xildhibaan Gaani Daahir Gaani oo ka tartamaya Ururka KAAH dhalinyarada xaafada Horseed/Xamdaan koob isdhexgalka iyo arrimaha bulshada ah, ayaa ka qabsoontay garoonka Macruuf ee Xaafadaasi, kulanka waxaa kasoo qayb galay qaar ka Mid ah golaha wasiirada, …

2nd October 2024  admin  

Tirinta codadka doorashada Turkiga oo socota iyo sida musharaxiintu u kala horeeyaan Waxaa socota tirinta codadkii laga dhiibtay doorashadii ka dhacday dalka Turkiga, iyada oo ay haatan soo baxayso natiijooyinkii ugu horreeyey ee hordhaca ahaa, ka dib markii la tiriyey …