Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jidda ee dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya. Madaxweynaha ayaa berri oo Jimce ah ka qeyb gali doona Meertada 32-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Jaamacadda Carabta …

2nd October 2024  admin  

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa sheegay in Maanta Wixii ka dambeeeya in ay xidhan tahy wadada isku xidha Laascaanod iyo Oog Ee ay urgufyada Jamhada SNM u isticmaali jireen marinta dhaawaca iyo saadkaIyadoo kooxda taagta daran ee SNM Ee …

2nd October 2024  admin  

Xogihii Dagaal Ee Ugu Dambeeyey Laascanood iyo Jiidaha Hore Ee Dagaalka …

2nd October 2024  admin  

Laamaha ammaanka ee magaalada St. Paul ee gobolka Minnesota ayaa baaraya Masaajid ku yaalla magaaladaas oo dab la qabadsiiyey. Laamaha ammaanku illaa haatan may sheegin cid falkaas loo qabtay. Tirada masaajidda la weerarayo ayaa korodhay sannadkan, iyada oo masaajidkani noqonayo …