Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Madaxweynaha Ukraine oo ka gaaray shir-madaxeedka Jaamacadda Carabta Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy ayaa Jimcaha maanta ah gaaray magaalada Jeddah si uu uga qeyb galo shir-madaxeedka Jaamacadda Carabta, iyadoo Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-Asad oo si weyn u taageeray Ruushka dagaalka sokeeye, …

2nd October 2024  admin  

“Garoowe waxay horumarka ku gaartay waa amni, ismaqal iyo kala danbayn”Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale …

2nd October 2024  admin  

NISA oo sheegtay inay dekedda iyo garoonka Muqdisho ku qabatay saanad ciidan oo u socotay Al-shabaab Ciidamada Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay ‘saanad ciidan oo loo waday Al-Shabaab, kuwaas oo laga soo dejiyay garoonka iyo …

2nd October 2024  admin  

Hadal-jeedintii Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ee maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Hadaaftimo. …