Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Bahda ALLSANAAG, waxay tacsi tiiraanyo ah u dirayaan Aabe Maxamed Xasan Dhalo, oo ka soo mid noqday qorayaashii soo maray Allsanaag iyo hooyo Khadra Bashiir Cabdulahi geerida ku timid gabadhoodii Curad Allah ha u naxariistee Manaal Maxamed Xasan إِنَّا لِلّهِ …

2nd October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Meertada 32-aad ee Jaamacadda Carrabta  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya Meertada 32-aad ee Shir-madaxeedka Jaamacadda Carrabta ayaa Khudbadiisa kula wadaagay Boqorrada, Amiirrada, Madaxweyneyaasha iyo Hoggaamiyeyaasha Carbeed horumarka …

2nd October 2024  admin  

Beelaha Habar yoonis iyo Habar awal ayaa ku dagaalamaya gobolka Togdheer. War degdeg ah Dagaal ka socda Koonfurta Burco & Jabhada beesha Habaryoonis oo soo diyaar garow ku jira. pic.twitter.com/TlgWB7jJPT — Mohamed Yusuf Bakayle (@MoBakayle) May 19, 2023 …

2nd October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jeddah kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Ciraaq Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jeddah kula kulmay Ra’iisul wasaaraha dalka Ciraaq mudane Mohammed Shia al-Sudani. Labada hogaamiye ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka …