Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta booqday Madxafka Taariikhda Saldanada Daarood ee Warsangeli, Iyadoo uu soo dhoweeyay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam Suldaan Maxamuud Cali Shire iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl. Madaxweynaha …

2nd October 2024  admin  

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Puntland (UNSOM) Mr. Guy Griffin. Kulankaan ayaa waxaa looga wada hadlay xaaladda guud ee Puntland, qabsoomida …

2nd October 2024  admin  

Madaxweyne Deni: “Wax ka yar laba bilood ayaan ku dhammaystireynaa Waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo annaga oo gaadhsiineyna magaalada Hadaaftimo.” …

2nd October 2024  admin  

Ergayga Gaarka arrimaha Somaliland oo kulan la qaatay Madaxweynaha Jubbaland  Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Somaliland Cabdikarim Xussein Guuleed, ayaa kulan Muhiim ah oo horudhac u ah Qorshaha Talo Wadaagga Madaxda iyo Bulshada Dowlad …