Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Wasiir ka tirsan Dawlada Soomaaliya oo si weyn loogu soo dhaweeyay Buhoodle & Widhwidh Buuhoodle: wefti uu hogaaminayo wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknolqjiyada DFS Jaamac Xasan Khaliif oo safar shaqo ku marayay degaanada Khaatumo ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Buuhoodle.Qaybaha …

2nd October 2024  admin  

Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho kula kulmay mas’uuliyiin kale duwan Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hoyga uu ka daganyahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay mas’uuliyiin kale duwan. Madaxweynaha Jubbaland ayaa qaabilay guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Barlamaanka Soomaaliya …

2nd October 2024  admin  

Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey dalka Sacuudi Careebiya Amb, Salim Macow Xaaji ayaa iska casilay xilkii Safiirnimo, Safiirka ayaa sheegay inay si xun ay ula dhaqmaan Madaxweyne Xasan Culusoow, gabadhiisa Jihaan Culusoow iyo gabadha uu adeerka u yahay Hinda Culusoow. Kaarkii …

2nd October 2024  admin  

Shirkad Belgian ah ayaa u beddeli doonta dhiigga xoolaha biyo tayo leh oo la cabbo. Diiga ayaa laga soo uruurin doono goobaha xolaha lagu gowraco. Veos, oo ah shirkad oo quudinta xoolaha iyo borotiinka ka sameyso waxyaabaha ka sooharo gowraca …