Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

BEESHA CAALAMKA OO SI BUUXDA U TAAGEERTAY DOORASHOOYINKA QOF IYO COD EE PUNTLAND Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay shacabka Dowlad Goboleedka Puntland ee Xubinta ka ah Dowladda Federaalka ku bogaadinayaan sida ay uga go’antahay inay ka mirodhaliyaan himmiladooda iyo ballanqaadyadooda dimoqraadiyadeed. Saaxiibdu waxay qireen dadaallada, sida gaarka ah uu bixiyay Guddiga Ku-Meel-Gaarka ah ee …

2nd October 2024  admin  

Allah ha u naxariistee Adeer Abdirahman Xaaji Cali, waxuu ku dhashey Durduri, Sanaag sanadkii 1949 isagoo malcaamadii Sheekh Awqaasim oo asal ahaan kasoo jeeda Beesha Cali Saleebaan oo Reer Durduri badani ay ka aflaxeen Malcaamadiisii ku taaley Durduri. …

2nd October 2024  admin  

M.Deni iyo gudoomiyaha baarlamaanka Cabdirashiid oo booqday awoowe Daarood0m Haylaan: 22 May 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa booqday Qabriga Alle ha u naxariistee Shiikh Cabdiraxmaan Ismaaciil Jabarti (Daarood) oo ka mid ahaa Odeyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee …

2nd October 2024  admin  

Caawa Magalada Garowe waxaa kusoo rogmaday daad wax yeelo gaarsiiyay magalada . …