Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo New York kaga qeybgalaya shir muhiim ah Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah mudane  Abshir Cumar Huruuse ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu kaga qeyb galayo shir heerkiisu sarreeyo …

2nd October 2024  admin  

M. Farmaajo oo bogaadiyey wanaaga ka socda degaan dorashadiisa uu ka soo jeedo Waxaan reer Puntland, bulsho iyo maamulba, ku bogaadinayaa sida ay ugu istaageen hirgelinta doorashada Goleyaasha Deegaanka ee dadku ay codkooda ku dooranayaan hoggaanka deegaannadooda Waxaan reer Puntland, …

2nd October 2024  admin  

Tartanka dhallinyarada Soomaalida ee Toronto iyo Ottawa oo billowday Cayaaro ay isku baranayaan dhallinyarada Soomaalida ee magaalooyinka Ottawa iyo Toronto oo ka wada tirsan gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa ka dhacay magaalada Ottawa ee caasimadda dalkaas. Qaban-qaabiyeyaasha ayaa muhiimadda …

2nd October 2024  admin  

Allah ha u naxariistee, waxaa maanta magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ku geeriyooday Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Puntland marxuum Cismaan Dalmar Xaaji Yuusuf oo mudda dhawr sano ah xanuunsanaa. Marxuumla   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka …